Chapter VII of the United Nations (UN) Charter is a provision that allows the Security Council to intervene in a country experiencing crises, aimed at preventing such crises from disrupting international peace and security.
This intervention includes sanctions, economic, diplomatic, and military force. Since the inclusion of Chapter 7 in the United Nations Charter, it has been used in several countries experiencing conflict and political instability, including: Somalia (1992), Iraq (1990), Bosnia (1995), Liberia (2003), Côte d'Ivoire (2004), Sudan (2005), Libya (2011), and others.
Somalia, a country plagued by civil wars, terrorism, and prolonged state collapse, for over two decades has been under Chapter 7 of the United Nations Charter. Following the collapse of Siad Barre's regime in 1991, the country descended into a state of lawlessness, with numerous factions fighting for control, including clan-based groups, warlords, religious organizations, and powerful pirates disrupting international maritime trade.
This chaotic situation was seen as a threat to international peace and security, leading the UN Security Council to intervene, placing Somalia under Chapter 7.
Countries under Chapter 7 of the UN Charter do not have full sovereignty. For example, the Security Council can interfere at any time with the internal affairs of that country, such as:
1-Impact on National Politics: The Council can force the country to change its economic policies, both domestic and foreign, and social policies. Decisions about the introduction and withdrawal of peacekeeping forces are made by the Security Council. Leaders are treated according to international politics when they attend lower-ranking leaders from other countries.
Chapter 7 has led Somalia to admit foreign troops without consultation, including the African Union Mission in Somalia (AMISOM). This can be seen as a violation of Somalia's sovereignty. However, considering how the Federal Government has managed its internal security and the impact it has had on regional stability, the international community sees this intervention as a necessity.
So, to get Somalia out of Chapter 7, there needs to be a restoration of peace, stability, and the functioning of the federal government and regional administrations. A government that controls its territory manages its borders, and fulfills its international obligations is a prerequisite.
Nevertheless, this effort must be led by the Somali government, and supported by the international community, and it should become a beacon of good governance, respect for human rights, and the rule of law.
In conclusion, although Chapter VII has played a crucial role in international efforts to restore peace and stability in Somalia, the country's exit from Chapter 7 depends on its ability to overcome the challenges it has faced to reach a future of peace, stability, and prosperity.
Maxa Soomaaliya 🇸🇴 loo hoos geeyay Cutubka 7aad ee Axdiga Qaramada Midoobay iyo Saamaynta uu ku leeyahay Qaran/ Gobnimadda(Sovereignty) 👑.
≈≈≈≈≈≈≈≈=≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈≈
Cutubka VII ee Axdiga Qaramada Midoobay (UN) waa qodob u oggolaanaya Golaha Ammaanka inuu soo farageliyo Wadan la daala dhacaya dhibaatooyin, dhibtaasna looga baqayo inay saameeso nabadda iyo amniga caalam ka.
Faragelintani waxay isugu jirtaa cunaqabatayn hub, dhaqaale, Diblomaasiyad, iyo in loo isticmaalo awood ciidan. Tan iyo markii cutubka 7aad lagu daray dastuurka Qaramada midoobay waxaa loo isticmaalay dhowr wadan oo la daalaa dhacaya colaado iyo xasillooni daro siyaasadeed, waxaana kamidda: Soomaaliya(1992), Iraq (1990).Bosnia (1995), Liberia (2003), Côte d'Ivoire (2004), Sudan (2005), Libya (2011), and IWM.
Soomaaliya, wa waddan ku suntan tan dagaallo sokeeye, argagixiso iyo burbur dawladeed oo daba-dheeraaday, dhowr iyo labaatan sano e udan beeyay waxay ku hoos jirtay cutubka 7aad e Axdiga Qaramada Midoobay.
Burburkii Dowladii Siyaad Barre ka dib 1991, dalku wuxu galay xaalad sharci darro ah, waxaana soo baxay kooxo badan o ku dagaalamaya xukunka, sida Jamhado magac qabiil huwan, hogaamiye kooxeed yo, Urur diimeedyo, Budhcad-badeed baahsan oo khalkhal galiyay ganacsiga caalamiga ah ee badaha.
Xaaladaas fowdada ah ayaa loo arkay inay khatar ku tahay nabadda iyo ammaanka caalam ka, taasoo keentay in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay soo farageliyaan, hoos geeyaana Somaliya cutubka 7aad.
Wadamadda lahoosgeeyo cutubka 7aad e Axdi ga qaramadda midoobay malaha madax banaani dhamaystiran. Tusaale ahaan, Golaha Ammaanku waxay faragelin karan, xili kasta arimaha guddaha e dalkaas, sida:
1-Saamaynta Siyaasadda Qaranka: Goluha waxay ku qasbi karaan dalka inuu wax ka beddelo siyaasadiisa dhaqaale, arimaha dibada iyo guddaha, iyo siyaasada bulshadda. Goaan ka gaaridda keenidda, iyo bixida ciidamadda nabad ilaalinta waxa leh Golaha Ammaanka. Madaxdeedana waxa loola dhaqma saaxadaha siyadaha caalamka markay joogaan si ka hoosaysa madaxda wadamada kale.
Cudubka 7aad, wuxuu u horseeday Somaliya inay soo galaan ciidamo shisheeye iyado aan laga la tashan, loona marayo Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM). Waxaa loo arki karaa inay xadgudub ku tahay madax banaanida Soomaaliya. Haddana, marka la eego sida ay Xukumadda Federalka ay u sugi la’dahay ammaankeeda gudaha iyo saamaynta ay ku yeelanayso xasilloonida gobolka, faragelintan oo kale waxay beesha caalamku u aragtay lagama maarmaan.
Hadaba, In Soomaaliya laga saaro cutubka 7aad, waxay u baahan tahay soo celinta nabadda, xasilloonida, iyo waddo shaqaynta dawlada federalka iyo maamul goboleedyada.
Dawlad xasiloon, o loo dhan yahay maamushana xuduudaheeda, fulisana waajibaadka caalamiga ah waa lama huraan.
Si kastaba ha ahaatee, Dadaalkaas waa in ay hormuud ka noqotaa dowladda Soomaaliya, beesha caalamkana ay taageerto, saldhigna ay u noqdaan dowlad wanaaga, dhowrista xuquuqda aadanaha iyo sareynta sharciga.
Gabagabadii, inkastoo, Cutubka VII kaalin muhiima u ka qaatay dadaallada caalamiga ah ee lagu soo celinayo nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, haddana, in lagabixiyo soomaliya cutubka 7aad waxay ku xiran tahay awoodda dalku uu uga soo kaban karo dhibaatooyinkii uu soo maray si uu u gaaro mustaqbalka nabad, xasillooni, iyo barwaaqo.