Democratiyada wa nidaam Dowladnimo, Dadweynuhu si xor ah waxay u doortaan Hogaan kooda, wayna laxisaab tamaan iyagoo isticmaalaya awoodooda cod bixinta taas o horseeda ka hortaga musuqmaasuqa, waxayna kobcisa kalsoonida shacabka iyo xukumadooda, Dowlad wanaaga, Amniga, dhaqaalaha iyo arimaha bulshada.
Abraham Lincoln oo ahaa madaxwenihi 16aad e Mareekanka mar uu ka hadlayay Democradiyada wuxu yiri "Dowlad shacab ah, shacabkuna ay doorteen hogaan keeda, Hogaakuna si wanaagsan u ugu adeego shacabka waligeed ma bur burto"
Hadaba Democratiyada lafdhabar waxa u ah nidaamka xisbiyada siyaasadeed, tartan xor ah iyo rabitaanka shacabka.

2015, wareesiga muqaalka ah ee hoose, Madaxwene Farmajo mar uu kahadlayay hirgelinta Nidaamka xisbiyada siyaasadeed wuxu ku ee deeyay Dowladi Hassan sheikh in ay kufashilmatay Dalka in ay gaar siiso "Qof iyo Cod"(One man one Vote). Hadaba suaasha hada taagan waxa weeye, Doorashada 2020 waxaa kaharsan sanad iyo xooga xisbiyo siyaasadeedna wali lama hirgelin, lamana filayo doorasho qof iyo cod in ay dhacdo.
Marka mala orankaraa Hogaanka dalku waa ku fashilmay Dalka in u gaarsiiyo doorasho qof iyo Cod(One man one Vote).
Marka mala orankaraa Hogaanka dalku waa ku fashilmay Dalka in u gaarsiiyo doorasho qof iyo Cod(One man one Vote).