Ciwaanka kor kuxusan waxaa daabacay wargayka huffingtonpost oo kasoobaxa New York, Wuxuu kafaalooday suuq gaynta gabdhaha somaliyeed e Saudiga.. Wargayska oo siiwada faaladiisa, 15000 gabdho somaliyeed ah ayaa laga iibiyay Boqortoyada Saudi ga si ay guryaha Sucudiyiinta uuga shaqeeyaan. shaqooyinkaas o ay isku quuriwaayeen dad udhashay wadamada Philipin, Eithoipia,Ugada, iyo dalal kale oo badan. Sucuudiga ayaa radinayay shaqaale qiimihiisu aad u hooseeyo,waana waayay shaqaale kajaban gabdhaha Somaliyeed. sidoo kale war bixintu waxay sheegtay dhaliyaro badan in laga iibsaday Saudiga loona diray dagaalka Yeman. warbixintaan ayaa umuuqata mid aad loogu ceebeenayo hogaan xumida madaxda somaliyeed, waxayna sheegtay in dowlada ha jirta uu madaxweynaha kayahay Hassan Shiekh in ay iibgeysay sharaftii iyo karaamadii hablaha Somaliyeed iska daa in ay dal iyo dad wax u qabatee, dhacdadaan ayaa noqonaysa mid taarikhda ugasha umada somaliyeed. warbixintoo dhamaystiran hoos ka aqriso.
http://www.huffingtonpost.com/hibaaq-osman/everything-must-go-somalia-sells-dignity_b_9358738.html
http://www.huffingtonpost.com/hibaaq-osman/everything-must-go-somalia-sells-dignity_b_9358738.html
No comments:
Post a Comment