Muwaadin walbana waa muhiin in uu wax ka ogaado shuruucda iyo qawaaniinta dalkiisa. link ga hoos oo ah barta baarlamaanka ka aqriso Dastuurka Dowlada federalka somalia. si aad u ogaatid is jiidjiidka siyaasadeed ee dalka wuxuu ku saleesanyahay.
http://sfp.so/wp-content/uploads/2015/11/2012.09_dastuurka_ku-meel_gaarka.pdf
Thursday, January 28, 2016
Wednesday, January 27, 2016
Mothers are Great
Your Mother carried you inside of her womb for nine whole months, she felt sick for months with nausea, then she watched her feet swell and her skin stretch and tear.
She struggled to climb stairs, she got breathless quickly and even a simple task like putting her shoes on was a huge struggle for her. She suffered many sleepless nights while you kicked and squirmed inside of her and while you demanded that she scoffed junk at 3am, she then went through EXCRUCIATING PAIN to bring you into this world.
She became your nurse, your chef, your maid, your chauffeur, your biggest fan, your teacher, your agony aunt and your best friend. She's struggled for you, cried over you, fought for you, put herself second for you, hoped the best for you and has driven herself insane with worry for you but never has she asked for anything in return because she loves you and did it all on love alone!
Most of us take our Mums for granted but there are people who have lost or have never even seen theirs
Friday, January 22, 2016
Qualities of a Good Leader
Just being a good visionary is a thing of the yesteryears! Today effective leadership includes lot more than just being a good visionary or a good orator. Not to be left out of the discussion on who a good leader is, we decided to compile a list of leadership traits that we would like to see in individuals aspiring to lead us to success and came up with a list of must-have qualities of a leader... a good leader to be precise.
Communication SkillsEffective communication skills undoubtedly top the list of most important leadership traits - irrespective of which field is being taken into consideration. An individual shouldn't just have ideas, but should also sport the means of communicating these ideas across the table in an effective manner. The concept of effective communication is not just restricted to the act of delivering speeches from the stage or addressing a gathering of people, but also include communication with individuals at the grass roots and taking their feedback. As a CEO of the company, you might address several board meetings with people at the managerial level, but ignoring those at the other end of the spectrum is bound to cost you dear.
Competency A person thriving to become a good leader should be competent enough to take on any odds he is likely to face. Decision making matters a lot, but it is important that these decisions are based on rational thinking and not emotions. This is where the person's competency as a leader comes into play. Giving up is a sign of weak leadership, which doesn't just affect the individual but also hampers the morale of the team. Obviously, decisions are to be made by the leader, but not without taking into consideration the opinion of the other people in the unit.
Honesty is one of the most important quality, not just in case of leadership but also in the list of positive traits of human beings. The person has to be honest to himself, his team as well as his goals. Deceit will only call for ire from the team, and that, in turn, will affect the output. The accountability factor makes it all the more important for a person to be honest and set realistic goals in professional life.
Team Player, A leader without his team is as good as a king in a battle without his soldiers. It is but obvious that a team has to stay together as a closely-knit unit, and that is only possible when all the members of a team - including the leader, bond together. In fact, the leader has to play the key role in ensuring that his team doesn't fall out over differences within the members.
Intelligence, Intelligence is bound to reflect on the performance of the leader as well as the team that he is leading. Other than logical thinking and common sense, being updated about the ongoing trends is also a definite advantage - especially when it comes to opportunities of climbing the hierarchy ladder.
Discipline, Laid-back attitude is meant for losers, not leaders. Discipline in both professional and personal life is one of the best leadership qualities a person can inculcate in himself. More importantly, discipline is also one of the simplest measure to achieve success in various walks of life.
Courage, A successful person is the one who takes a calculated risk when everybody else backs off - and that person can make a good leader. The leader should be courageous enough to identify opportunities, and strike gold whenever possible. At the same time, he has to raise the bar and continuously thrive for better. That being said, a good leader should also understand the difference between courage and foolhardiness - and that perhaps is the most important traits of them all.
Goal Oriented, As we all know, a good leader has to be a good visionary. He should be able to set long term goals and, more importantly, implement all the measures required to achieve these goals. In leadership, achievements do matter, and the greater they are the better. But again, as we said earlier, it is very important to set realistic goals - and not give in to temptations, as the latter is a perfect recipe for disaster.
Inspiring, A good leader motivates his followers and team to achieve bigger dreams. He should be inspiring - a person worth idolizing for his team members. Not just his words, but even his actions have to motivate the people around him. The team as a unit is likely to face difficult situations time and again, and that's where the morale boosting ability of the leader would come into picture.
Broad MindedBeing broad minded is as important as being an inspiring force for the team. As a good leader, one has to be open to ideas and suggestions, even when they come from his juniors - which is most likely to be the case. It is very important for him to understand that unnecessary hassles and ego problems are best avoided for the sake of overall success.
Dedication, A good leader will be highly dedicated to his team and his professional life - but not at the cost of his personal life of course. Even though it's important to draw a line between one's professional and personal life, the onus is on him to make sure that he does justice to both. As an efficient leader, his aim should always be to perform better than the previous occasion, and that without letting the target go out of his sight.
Humor: A BonusAlthough it isn't considered one of the most popular leadership characteristics as such, humor always comes as an added advantage alongside the aforementioned qualities. Being the best way to relieve stress and/or to counter hostility, it comes to our rescue time and again in different situations in life. A good leader should simply know how to use humor to boost the morale of his team and/or solve conflicts within the team members.
Other than all these qualities, the determination to cover that extra mile is also of great help. In the end, it isn't just important to have all these leadership traits if you can't strike the right blend of them all. It is the combination of all these qualities and the individual's efforts that brings out the best in him......
Sunday, January 17, 2016
Saturday, January 16, 2016
Hiigsiga 2016
4.5 mise Degaan? waxaa ka jira ismariwaa la xiriira habka lagu soo xulayo xildhibaanada barlamaanka ee hiigsiga 2016, iyadoo labo loo kala jabay.madaxdii shirka wada tashiga kaqeybgashay, qaar ka mida madaxda Soomaalida waxay kudoodayaan in habka ku salaysan 4.5ta ay haboontahay in lagu soo xulo xildhibaanada sanadka 2016. Madax kalena waxay aaminsanyihiin 4.5ta in uu cadaalad daro yahay. waqdigisiina dhamaaday loona baahanyahay nidaamka deegaanka in latijaabiyo laguna sooxulo xildhibaanada doorashada 2016 si loogu gudbo one man one vote./shaqsi iyo codkiis.
Hab qaybsiga 4.5 mayahay Cadaalad? Xeeldheerayaasha ka falanqooda arimaha Somaliya waxay kudoodayaan nidaamka 4.5 in uu yahay nidaam qabaliya halbeegiisuna yahay eex,cadaalad daro. Waxaana weeye masiibada ugu xun o kuhabsatay qaranimadii Somaliyeed. 4.5 ku waxa uu utaaganyahay,
- Waa nidaam kusaleesan cadaalad daro iyo faquuq qabaailada somaliyeed qeyb kamida.
- Waa nidaam lid ku ah xadaarada biniaadamka iyo sharciga dowladnimo.
- Waa nidaamka mooshinada lagu burburiyo dowladnimada.
- Waa nidaam hantida umada lagu boobo.
- Waa nidaam lid ku ah horumarka, midnimada iyo qaranimada Somaliyeed.
Hadaba nidaamka degaanku maxaa halbeeg u ah? Xildhibaanada in degaan laga soo doorto waa nidaam democradiyeed wuxuuna astaan uyahay dowladnimada wuxuuna diidaa cadaalad daro musuqmasuqa iyo kutakrifal hanti dadweyne. Nidaam ka doorasho degaan wuxuu utaaganyahay.
- Xildhibaan degaankiisu ay doorteen aqoon gaarana u leh degmada uu wakiil ka kayahay.
- Xildhibaan yaqaan cida uu wakiil ka kayahay oo laxisaabtan ta.
- Xildhibaan daacad u ah qaranka Somaliyeed oo aan laiibsankarin.
- Xildhibaan fahansan oo yaqaan dastuurka dalka iyo xeer hoosaadyadiisa.
Hadlka waxaan kusooxoorinaya xiligaan lajoogo mahaboona in dib loosoceliyo 4.5 waa dulmi, xaqdaro oo aan meelna aduunka ka jirin ku dhaqankiisu. Waxaana uugu baaqaya in ay madaxdu tanaasul iyo dabacsanaan muujiyaan. xildhibaanadana lagu soo xulo heer degmo ama heer gobol.
Clip ka hoose daawo.
Fikir kaagu waa muhiim.
Kahadalka Fagaarayaasha (public speaking)
Maanta caalamka waxaa jira dadyow ku caan baxay ka hadalka dadka hortiisa oo la kala wariyo ereyadooda ama ha noqdaan kuwo laga yaqaan bulshadooda ama ha noqdaan kuwo gaarey heer caalamka oo dhan laga yaqaan. Waxaa hadaba isweydiin mudan majirtaa baahi uu qofku u qabi karo kartida fagaare kahadalka ama codkarnimo da? Jawaabtu waa haa kartida fagaare ka hadalka waa muhiim in labarto mana aha oo kaliya xirfad qofku ku dhasho. waxaa suurowda in lagaa gardaranyahay oo taasi kugu kalifto inaad afkaaga isku difaacdo sida ka hadalka maxkamadaha hortooda waana fagaare, waxaa dhici karta in aad adigu gaar ahaantaa hayso macluumaad ay bulshadu u baahan tahay inaad ugu gudbiso fagaareyaasha hortooda sida Aqoon isweydaarsi, Waraysi gaara, Dood cilmiyeed, Shirar caalamiya iyo kuwo gaara ba, waana fagaare kahadal. Sababahaan iyo kuwo kale oo badan waxay ku tusayaan inay jirto baahida weyn ee shaqsigu u qabi karo kahadalka fagaarayaasha.
Maxay Tahay Codkarnimadu? Codkarnimada waxaa lagu tilmaamey "awood ama qudro ruuxa codkarka ah ku abuuran oo u suurto galineysa in uu dadka waxa saxda ah u tusiyo iney sax yihiin ama waxa qaldan iney toosan yihiin. Hadaba awoodan ma waxaan ku tilmaami karnaa geesinimada qofku u leeyahay hor istaaga dadka mise ereyada uu isticmaalayo balaaqo dheeridooda mise shayga uu ka hadlayo iyo ahmiyadiisa?. Tan hore geesinimada hor istaagga dadka waxaa cad in dad badan oo dadka hor istaagi karaa aysan waxba ka dhaadhicin karin ama aan la fahminba. Tan labaad ereyada qofku isticmaalayo iyana waxaa cad in dad badan oo isku aaddin kara hadalkooda ama wax yaqaan aysan karti u lahayn soo joogsiga dadwaynaha hortooda, sidoo kale waxaa dhacda in la arko nin gabyaa ah oo hadana hadalka caadiga ah aan isku toosin karin.Tan saddexaad ahmiyadda shayga laga hadlayo, waxaa sidoo kale cad qofkii ka hadla wax aan faa'iido ku jirin oo aan loo baahnayn dadwaynuhu uma aqoonsana codkarnimo iyo wax xikmada midna. Marka hadaan ogaannay inaan saddexdaan arrimood midkoodna gaarkii u noqon karin xigmad ama codkarnimo waxaa inoo caddaanaysa in codkarnimadu ka kooban tahay saddexdan arrimood oo wada jira.
Ma jirtaa si lagu kasban karo codkarnimada? haa weyjiraan, marka kowaad waxaa muhiim ah in aad maskaxda kuhayso danta hadalka lagaleeyahay oo ah, 1) In dadwaynaha loo gudbiyo farriimaha la doonayo markaas in loo gudbiyo. 2) In dadwaynaha aqbal iyo taageero looga helo ujeedada farriintu xambaarsantahay 3) In dadka farriinta loogu gudbiyo hab ama qaab ay jeclaysanayaan oo caqliyaddooda waafaqsan. Hadaba mar haddii danta hadalba sedexdaas uqeybsanto waa hubaal in uu hirgalinkaro qof aan isagu codkarnimo abuuris ah lahayn. Tan labaad Dadwaynaha dhagaystayaashu waxay isugu jiraan saddex qaybood: 1) Qaar qaymeeya kaliya qofka hadlaya iyo muuqaalkiisa magaciisa iyo waxa la mid ka ah. 2) Qaar qaymeeya kaliya ereyada uu adeegsanayo oo luuqadda dhadhansada oo hadii ay deeqi waayaan hadalku uu san ka dhaacayn ama aan fahmayn. 3) Dad u fiirsada xigmadda fariintu xambaarsan tahay oo xataa haddii qofku caddayn waayo iyagu maskaxdooda ka dhamays tirta. Qofka fagaaraha ka hadlaya, waxaa laga rabaa inuu arrimahaan oo dhan aad u qiimeeyo. Hadaba qofkii raba in uu noqdo codkar waa in uu iska ilaali 3 arimood. Tan koowaad isla-waynida, istusnimada. Tan labaad, dadka marna ha hor iman adiga oo daallan, fakarsan, hurdaysan, labis xun, shanlaysneyn. Tan sedexaad, kataxadar iska ilaali hadalkaaga sidaad u bilaabayso ama u dhamaystireyso, sidoo kale iska ilaali erey qalafsan ama xun, kaftan badan, qosol badan, iyo erey walba oo dadku si sirgaxan u qaadan karaan. Tan afraad, iska ilaali ka hadalka wax aadan aqoon u lahayn, ama aadan soo diyaarsan halkii daqiiqo oo aad dad hor istaageyso waxay kaaga baahan tahay ugu yaraan sodon daqiiqo oo la soo diyaariyo. isku day hadalkaagu inuu koobnaado, qodobaysnaado, cilmiyeysnaado, isku day inaad is weydiiso kana jawaabto wixii su'aalo ah oo dhagaystayaashu isweydiin karaan. Arrimahaan markuu qofku dhaqan galiyo waxaa muuqata inuu samayn karo codkarnimo.
Khataraha ku iman kara qofka. Ugu dambeyntii waxaa kugu iman kara khataro badan oo sababi kara fashilaad ku timaada gudbin taada. Si aad uga badbaaddo u fiirso hadalkaan: In aadan aqoon u lahayn dhaqanka dadka aad la hadlayso waxay keeni kartaa in hadalkaaga si aadan ula jeedin loo fahmo. In aadan miisaamin munaasabadda aad ka hadlayso waxa ay tahay waxay keeni kartaa ismaan-dhaaf adiga iyo dadwaynaha idin dhex yimaada.
Inaad aad ugu fakarto walaaca ama cabsida aad dareemeyso- waxaa jira cabsi qof waliba dareemo markuu dadka hor istaagayo- marka adigu xoogga saar macluumaadka aad wadato, cabsidu waxay keeni kartaa fashil iyo illow sho badan. Sidoo kale waa laga qumman yahay inaad hadalka boobto. Inaad weerarto caadifadda dadka, sababahaan oo dhan waxay keeni karaan fashil.

Rabshadaha Ethiopia
Qalalaasaha Eithiopia, Somalia dan ma uugu jidhaa? Ethiopia waa wadan kuyaala bariga Africa, derisna la,ah Somali. Dadka kunool waxaa lagu qiyaasaa 90 milion. dalkana wuxuu u qeysanyahay sagaal maamul goboleed. Dadka ethiopian ka waxay u kaladeganyihiin sagaal qoomiyadood, sida. Tigrey, Afar, Amhara, Benishangul, Gambala, Harari, Oromia, Somali iyo Southern nations. qoomiyadahaas kor kuxusan mid walba waxay leedahay maamul goboleed u gaara, iyo madaxweyne waxayna hoos tagaan dowlada federalka e Eithopia. Sidaas darteed maalmahan kacdoon rabshado wata oo dowlada looga soohorjeedo ayaa ka bilowday caasimada Adisaba iyo nawaaxigeeda waxayna sababeen qasaaro isugu jira naf, maal, burbur iyo barakac.
Tigranya People’s Liberation (TPLF) waa xisbiga talada haya oo Mudo 20 sano kabadan dalka xukumaayay wuxuu dalka ka geysatay tacadiyo isugu jira handadaad iyo cabsi gelin, jirdil, afduub,xabsi dhigid, shirqoolo, xasuuq oo lala beegsanayo qoomiyado iyo shaqsiyaad aanan waxba galabsan.Sidaas darteed aad bay usaraysa filashada in ay Ethiopia u qeybsami doonto qomiyado. waxaana loosababeenayaa burburka Tegrey ga qodobadaan sosocda.
100 xisbi siyaasadeed oo anan dawlada kadiiwaan gareynayn baa ka jira Ethiopia gudeheeda in kabadan 40 xisbi wey hubeesanyihiin waxayna matalaan qoomiyadaha ey kasoo jeedaan.
Qoomiyada Tekrey oo boqolkiiba 6% ka ah dadka ethiopia ka oo isku balaarisay jagooyinka sarsare ee dowlada, lana wareegtay dhaqaalihii wadanka, siyaasadii,ciidankii iyo arimaha bulshada. nadaamkan oo ay horay uugu fashilmeen wadamada ay kamidyihiin Rwanda iyo Yugoslavia natiijadiisuna kudanbeeyay xasuuq iyo dagaal sokeeye. Dowlada Tegrey ga oo qoomiyado badan xasuuq u gaystay sida, qoomiyada Amhara,Gamballa and Ogaden people. Waxa intaas sii dheer, hey’ada cilmi baarista ee Fund for Peace (FFP) ayaa digniin ka muujisay Ethiopia in ay qarka usaarantahay kamid ahaanshaha wadamada loo yaqaan Failed States/Fragile states (wadamada ku fashilmay xal u helida nabad soocelinta dalkooda) oo ay kamidyihiin Southern Sudan, Somalia, iyo Syria. xeeldheerayaal ku takhaqusay arimaha bariga Afrika ayaa walaac kamuujiyay deganaansho la,aanta Ethiopia, waayo rabshado kadhaca dalkaas waxay 10 jeer ka khatar badantahay kuwa kadhacay Somalia, sababtoo ah 90 million oo kasoo jeeda qoomiyado kaladuwan haystana diimo kala jaada waxay saameen weyn kuyeelankaraan deganaansho la,aanta bariga Africa. Waxaana laga cabsiqabaa in ay kusoo dhexdhuuntaa ururo argagixiso sida Alshabaab iyo boko xaaram ta Negeria.
Waa maxay danta Somalia uugu jira faaido mise khasaaro kala gogo, a Ethiopia? Dad badan waxy aaminsanyihiin, Ethiopia in ay Carqalad kutahay Somalia in ay hesho dowlad taabogasha, Waxa marag madoonto ah in ay Ethiopia ka leedahay dano siyaasadeed somalia kuna
lugleedahey arimaha somaliya si toosa iyo si dadban ba. dhinaca kale dadka qaar baa ku doodaya dowlada Ethiopia oo meesha kabaxda in ay uuga sii daridoonto somalia heer ay hada taagantahay, waxayna sababi doonta burbur iyo ururo argagixiso oo wadanka lawareega. sikastaba ha ahaate dadka u dhuundaloola arimaha bariga Africa waxay aaminsanyihiin Somali dani inaysan uugu jirin xasilooni darada Ethipia, xiligaan lajoogana ma muuqato awood Somalidu is kaga caabinkaro 90 milion oo isugu jira qaxooti iyo jamhado hubeesan oo dalka ku soo qulqula.
Xukun Jacaylka Madaxda Africa
Madax Africa badankood oo noqotay raga ugu xukun dheer caalamka. Had iyo jeer hogaamiyaasha qaarada Africa waxaa lagu tiriyaa in ay yihiin kuwo xukun jecel, waxayna saaxada siyaasada kusoo fuulaan jeebkooda (laaluush), cinqilaab iyo isdabo maryeen, taasna waxay dadweynahooda dhaxalsiisa cawaaqib xumo, sida adeega dowlada oo anan loo sinaan, hantida dalka oo lalunsado iyo in uu masuulku ismoodsiiyo kelisgiis mooyee cidkale inaysan jirin oo dadka iyo dalka u horseedikara xasilooni iyo horumar. intaas waxa siidheer, horjoogayaasha Qaaradu in ay soo baraarugaan makii xili hooleedkoodu sii idlaanayo kadibna ay kukacaan fal walba o ay dib uugu soolabankaraan, sida mudo kororsi iyo dastuurka dalka oo qodobo lagabadalo ayadoonan lagalatashan hay'adaha kushaqada leh, taas oo dhabar jab weyn ku ah hanaanka dowladnimo, una gogolxaaraysa, xasilooni daro iyo burbur dhaqaale. Sikastaba ha ahaate Madaxda ugu xukun jecel qaarada Africa oo hada nool waxay kala yihiin sida tan.
1.Teodoro Obiang Nguema Mbasogo – Equatorial Guinea (37years)
2. Josรฉ Eduardo dos Santos – Angola (37 years)
3. Robert Mugabe – Zimbabwe (36 years)
4. Paul Biya – Cameroon (34 years)
5. Yoweri Museveni – Uganda (30 years)
6. Omar al-Bashir – Sudan (27 years)
7. Idriss Dรฉby – Chad (25 years)
8. Isaias Afwerki – Eritrea (25 years)
9. Yahya Jammeh – The Gambia (22 years)
10. Denis Sassou Nguesso – Republic of Congo (19 years)
11. Osmail Omar Geele - Djabouti (17)
12. Paul kagame Rwanda (16 years)
13. Dr. Congo Josoph kabila (15 years)
14. Pierre Nkurunziza- Brundi (11 years)

Source: wikipedia
Subscribe to:
Posts (Atom)