Saturday, January 16, 2016

Xukun Jacaylka Madaxda Africa

Madax Africa badankood oo noqotay raga ugu xukun dheer caalamka. Had iyo jeer hogaamiyaasha qaarada Africa waxaa lagu tiriyaa in ay yihiin kuwo xukun jecel, waxayna saaxada siyaasada kusoo fuulaan jeebkooda (laaluush), cinqilaab iyo isdabo maryeen, taasna waxay dadweynahooda dhaxalsiisa cawaaqib xumo, sida adeega dowlada oo anan loo sinaan, hantida dalka oo lalunsado iyo in uu masuulku ismoodsiiyo kelisgiis mooyee cidkale inaysan jirin oo dadka iyo dalka u horseedikara xasilooni iyo horumar. intaas waxa siidheer, horjoogayaasha Qaaradu in ay soo baraarugaan makii xili hooleedkoodu sii idlaanayo kadibna ay kukacaan fal walba o ay dib uugu soolabankaraan, sida mudo kororsi iyo dastuurka dalka oo qodobo lagabadalo ayadoonan lagalatashan hay'adaha kushaqada leh, taas oo dhabar jab weyn ku ah hanaanka dowladnimo, una gogolxaaraysa, xasilooni daro iyo burbur dhaqaale. Sikastaba ha ahaate Madaxda ugu xukun jecel qaarada Africa oo hada nool waxay kala yihiin sida tan.

1.Teodoro Obiang Nguema Mbasogo – Equatorial Guinea (37years)
2. Josรฉ Eduardo dos Santos – Angola (37 years)
3. Robert Mugabe – Zimbabwe (36 years)
4. Paul Biya – Cameroon (34 years)
5. Yoweri Museveni – Uganda (30 years)
6. Omar al-Bashir – Sudan (27 years)
7. Idriss Dรฉby – Chad (25 years)
8. Isaias Afwerki – Eritrea (25 years)
9. Yahya Jammeh – The Gambia (22 years)
10. Denis Sassou Nguesso – Republic of Congo (19 years)
11. Osmail Omar Geele - Djabouti (17)
12. Paul kagame Rwanda (16 years)
13. Dr. Congo Josoph kabila (15 years)
14. Pierre Nkurunziza- Brundi (11 years)
Source: wikipedia

No comments:

Post a Comment